![]() |
|||
|
4.5 Shaping Somalia's Destiny "The Mbagathi Parliament" Parliament is a Forum where all Somali can make their voices heard through their representatives.
Qaybsiga Xubnaha Baarlamaanka lagu soo dhisay Mbagathi, Kenya Mareexaan, Absame, Leelkase iyo Awrtable Magacyada xildhibaanada Mareexaan (Tanade Daarood) 1. Barre Adan Shire (Reer Kooshin) 2. Maxamuud Sayid Adan (Reer Xasan) 3. Cabdirisaq Isaaq Biixi (Reer Siyaad) 4. Jaamac Guure Qodobeey (Wagardhac) 5. Axmed Warsame Maxamed (Celi) 6. Xuseen Cadaawe (Howraarsame) 7. Maxamed Maxamuud Indha Geele (Reer Xasan) 8. Cumar Sheekh Xuseen (Talxe) 9. Nuur Mataan Cabdi (Habaryacquub) 10. Xasan Cabdi Xiiray (Deer) (Reer Axmed) 11. Yusuf Maxamed Cabdulqadir (Kaanti) (Cali Dheere) 12. Axmed Maxamed Samatar (Ardooy) (Uur Midig) 13. C/Raxman Diiriye Saayuun (Reer Ugaas Sharmarke) 14. Maxmed Xaashi Gaani (Reer Dalal) Magacyada xildhibaanada Absame (Absame Kuumade Kablalax Daarood) 1). Col. Axmed Cumar Jees (Ogaadeen, Maxamed Subeyr, Reer Isaaq) 2. Cabdi Maxamed Tarax (Ogaadeen, Maxamed Subeyr, Reer Cabdulle) 3. Axmed Mashruux (Ogaadeen, Maxamed Subeyr, Reer Cabdulle) 4. C/rashiid Aadan Gabyow (Ogaadeen, Cawlyahan) 5. C/qaadir Maxamuud Dhaqane (Ogaadeen, Cawlyahan) 6. Xasan Faarax Xujaale (Ogaadeen, ................) 7. Geelle Saliid 8. Cusmaan Dhuubow 9. Axmed Xaashi 10. C/rashiid Xiddig 11. Aadan Qaaqle 12. Maxamed Aadan Waayeel
Magacyada xildhibaanada Leelkase 1- Cali Ismaaciil 2- Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi 3- C/llaahi Axmad Cabdulle 4- Cali Muumin Ismaaciil 5- Xiso Faarax Cali
Magacyada xildhibaanada Awrtable (Sade Daarood) 1- Maxamed Cabdi Yuusuf 2-Yuusuf Axmed Maxamed (Xaraare)
3-Faadumo Daahir Aadan
Burtinle-Online
Isniin, August 30 2004
Beesha Majeerteen
1.Cabdullaahi Yuusuf Axmed 2.Maxamed Diiriye Cali 3.Xasan Abshir Faarax 4.Xirsi Bulxan Faarax 5.Jaamac Cali Jaamac 6.Cabdi Cabdulle Siciid(Jinni Boqor) 7.Islaan Maxamed Cabdulle Xidig 8.Mire Xaaji Faarax 9.Maxamed Axmed (Kulalihi) 10.Xasan Axmed Jaamac (Daafeedoow) 11.Aadan Maxamed Cali 12.Maxamed Axmed Kulan Beesha Warsangali 1.Cawad Axmed Casharo 2.Caasha Axmed Cabdalla. 3.Jen.C/raxmaan Max'uud Cali Bayr 4.C/raxmaan Jaamac Cabdalla 5.Siciid Xasan Shire Beesha Dhulbahante 1.Deeqo Colujoog. 2.Axmed Maxamed Goonle. 3.Cali Baashi Xaaji Maxamuud. 4.Daahir Xaaji Khaliif. 5.Cali Axmed Jaamac Jangali 6.Ibraahim Maxamed Deeq. 7.C/raxmaan Xaaji Ismaaciil. 8.Maxamed Cali Shire Beesha Dashiishe 1.Siciid Maxamed Raage. 2.Cabdullaahi Bile Nuur Beesha Mareexaan 1. Barre Adan Shire-Reer Kooshin 2. Maxamuud Sayid Adan-Reer Xasan 3. Cabdirisaq Isaaq Biixi-Reer Siyaad 4. Jaamac Guure Qodobeey-Wagardhac 5. Axmed Warsame Maxamed-Celi 6. Xuseen Cadaawe-Howraarsame 7. Maxamed Maxamuud Indha Geele-Reer Xasan 8. Cumar Sheekh Xuseen-Talxe 9. Nuur Mataan Cabdi-Habaryacquub 10.Xasan Cabdi Xiiray(Deer_-Reer Axmed 11. Yusuf Maxamed Cabdulqadir (Kaanti)-Cali Dheere 12. Axmed Maxamed Samatar (Ardooy)-Uur Midig 13. C/Raxman Diiriye Saayuun-Reer Ugaas Sharmarke 14. Maxmed Xaashi Gaani-Reer Dalal Beesha Leelkase 1.Cali Ismaaciil Cabdi Giir 2.Cabdullaahi Axmed Cabdulle (Azhari) 3.Cali Muumin Ismaaciil(Feeraweyne) 4.Zakariya Maxamuud Xaaji 5.Xiddo Faarax Cabdi Beesha Meheri Ismaaciil (Carab Saalax) 1.Cabdullaahi Cali Cumar 2.Maxamuud Maxamed Xasan 3.Faarax Xasan Maxamed Nooma aysan suurta gelin in aan helno magacyada mudanayaasha Beesha Xawaadle, balse dib ayaan idiinkaga soo gudbin doonaa, haduu Allaah qadaro. Isha warka: SBConline.net Gedonet.com Burtinle-Online "Anagu galabta ayaan gudbinay liiskii xubnaha nooga qeyb galaya Baarlamaanka" Ra'iisul Wasaaraha DKMG Maxamed Cabdi Yuusuf oo khadka telefoonka ugu waramay
Burtinle-Online ayaa sheegay in Beesha Yuusuf Daaroor (Awrtable) ay gudbisay
xubnihii uga mid noqon lahaa Baarlamaanka Federaalka Kumeel Gaarka ah. Burtinle Online
|
|
|||||||||
|
|
||||||||||