![]() |
|||
|
4.5 Shaping Somalia's Destiny "The Mbagathi Parliament" Parliament is a Forum where all Somali can make their voices heard through their representatives.
Qaybsiga Xubnaha Baarlamaanka lagu soo dhisay Mbagathi, Kenya ee Xawaadle, Murusade, Gaaljacel, Gugundhabe, Duduble, Sheekhaal, Silcis iyo Wadalaan
Magacyada xildhibaanada Xawaadle 1-Cumar Xaashi Aadan 2 Xasan Cabdulle Qalaad 3-Ibraahim Xabeeb Nuur 4- Cumar Ugaas Muumin 5- Maxammad Xuseen Raage 6- Maxamad Xasan Ibraahim"Qoollo" 7- Cali Jayte Cusmaan 8- Maxamad Cabdi Waare Magacyada xildhibaanada Murusade 1- Maxamed Qanyare Afrax 2- Ciise Wehliye Maalin 3- Maryan Cariif Qaasin 4- Mustaf Dhuxulow 5- C/qaadir Nuur Caraale 6- Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhegadheere) 7- Cabdi Shire
Magacyada xildhibaanada Gaaljecel 1- Muuse Nuur Amiin (Basame) 2- C/laahi Maxamed Shaacir (Doqon-Diid) 3- Saalax Cali Faarax (Sugow) 4- Axmed Iidow Cumar (Caloofi) 5- Cumar Aadan Xasan (Drirsame)
Magacyada xildhibaanada Gugundhabe (Baadicadde + Jeejeele + Dagoodie + Jidle) 1. C/kariin Axmed Cali (Baadicadde) 2. Axmed Cumar Gaagaale (Baadicadde) 3. Nuur Wabar Cabdi (Baadicadde) 4. C/fataax Axmed Muumin (Jidle) 5. Maxmed Shiikh Isaaq (Jeejeele) Magacyada xildhibaanada Duduble 1. Bootaan Ciise Caalin 2. Faarax Cali Maxamuud 3. Axmed Diiriye Maxamed 4. Yuusuf Geelle Ugaas Magacyada xildhibaanada Sheekhaal
Magacyada xildhibaanada Silcis 1- Prof. Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare).
Magacyada xildhibaanada Wadalaan 1. Nuur Axmed Diirshe
MAGACYADA XILDHIBAANADA BEESHA GAALJECEL EE LOO GUDBIYAY IGAD Wararka naga soo gaaraya dalka Kenya ayaa sheegaya in Beesha Gaajecel oo ka mid ah beel weynta Hawiye ay IGAD gacanta u geliyan Liiska Magacyada Xubnaha Baarlamaanka ka soo gaaray oo tiro ahaan ah 5 Mudane Baarlamaan. Liiskan oo la sheegay in ay gudbiyan odayaasha dhaqanka beesha Gaaljecel ayaa waxa kaloo la sheegay inuu yahay mid loo wada dhan yahay waa sida ay leeyihiin kooxaha gudbiyay liiska, iyadoo mararka qaarkood ay dhacaan muran iyo qaylo laga daba keeno wixii la gudbiyay, waxayna kala yihiin raggaas ka mid noqday Baarlamaan iyo jufooyinka ay ka soo jeedan.
Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Garyaqan Abdiwahid Osman oo dacwad ku saabsan prof. Farah Amed Omar (Farax Qare) iyo Maxamed Axmed Rooble (Liisho) u gudbiye safaradda Kenya ee ku taala Kanada Shalay marki taarikhda aheeyd sacadda 2da Duhurnimo Garyaqaan Abdiwahid Osman Haaji oo hogaaminaya 50 qofood oo aqoonyahano Soomaliyeed iyo kuwo u dhashay beesha Silcis Gorgaate oo ka mid ahaayeen Abdulkadir Murwaale ( Ottawa) Aweis Hassan (Ottawa) Abdullahi M. Abdi Abdirahsid Osman ( Washigton D.C), Allamagan Osman ( Maryland University), Fahad Haji iyo Sekaly Abdi ( oo ka socday Kulliyadda Sharciga ee Carleton) ayaa la kulmeen Second Counsellor Joseph Kiserema iyo 3 madax kale oo safaradda ka tirsan. Garyaqan Abdiwahid waxuu halkaa ugu dhiibay Dacwad culus oo ku socoto Madaxweynaha Kenya, Madaxda Igad, AMBASSADOR MOHAMED ABDI AFFEY iyo PETER OGEGO AMBASSADOR KENYA HIGH COMMISSION IN OTTAWA. Safaradda waxuu u sheegay in dadkaas cadaalo daradda lagu sameeye waxaa ka mid Dr. Xuseen Bood, Prof. Farah Amed Omar ( Farax Qare) iyo Maxamed Axmed Rooble (Liisho). Maxada Safaradda waxuu u sheegay Garyaqaanka in Maxamed Axmed Rooble (Liisho) oo ka mid ah siyaasiyiinta beesha Habar gidir ee Saruur waxaana laga saaray liis uu ku jiray, isla markaana isaga oo jooga lagu bedelay nin kale oo beeshiisa ah. Waxaa naasiib darro aheeyd in Marka macagaXildhibaanka Sharafta Mr. Liisho in magaca ninkaas lagu soo dhex bedelay daqiiqadii ugu dambeeyse qolkii yeerinta dhexdiisa uu yaalay liiska laga yeerinayay xildhibaanada la dhaarinayo. Garyaqaanka waxuu kalo u sheegay Madaxda Safaradda oo u ballanqaaday in dacwaadan si deg deg ah ugu gudbin doonto Madaxweynaha Kenya iyo Madaxda Igad in cadalo daraadda ugu weyn ugu dhacday ninka matalaaye muddo 14 sano beesha Silcis Gorgaate Prof. Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare) oo asagana booskiisa lala wareegay , kaasi oo dib loo bedelay daqiiqadihii ugu dambeeyay ee la dhaarin lahaa xubnaha baarlamaanka, kaaso lagu bedelay nin kale aan u DHALANIN BEESHA SILCIS GORGAATE oo lagu tilmaamay inoo u dhashay Beesha Ajuuran mise Marehan Gorgaate. Ninkaasi magar saarka ah waxaa wataan 3 warlord Hawiye oo ka horyimid Go’aanka Immanka Mudulod oo taagersan Prof. Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare). Garyaqaan Abdiwahid waxuu warqadiisu ku sheegay in ay jiraan xubno kale la bedelay taaso aad u adagtahay in ay xubinimadooda dib u helaan, waase arrin ay xalinteeda u taalo IGAD oo lagu eedeynayo in ay tixgelisay waraarka WARLORDS aan wax awood laheyn. Igad oo qeyb weyn ku leedahay isku bedelidda dadkaas waxuu u sheegay Garyaqaanka Abdiwahid oo buugaag badan ka qoray Soomaliya in arrintaan ka socoto Nairobi ineey dowlad Soomaliyeed dhisto iska daa’ee waxeey Soomali u horseedi doonta 15 Sano kalo oo dhiig dagaal sokeeye daadan doono. Maxayyele marki ugu horeeyse oo taarikhda Soomaliyeed ee ka dhacda waaye nin la dhaarinaayo loo yeero oo lagu bedelo ayadoo Umaddan dhan ee arkeeyso nin kale oo MAGAR SAAR AH. Arrinta oo kale ineey DAB SHITO MOOYE DAB MA DEMISO. Maanta waxaa la sheegay in dadka leeysku bedelay iyo kuwa bedelay iyo tageerayashooda ineey isku dhaaranaya GOOBTA KALA REEBKA EE MUQDISHOW, waxii halkaa dhiig ku daatana ee masuul ka tahay IGAD. Garyaqanka waxuu u sheegay Safaradda in berito IGAd cudur daaro u noqoneeynin Aqoondaraadda iyo jahlinimada ee u leedahay arrimaha Soomaliya balse IGAD waxaa loo aqoonsan doona Haydii shiday dabkii ugu weyna ee Ummadda Soomaliyeed ka dhexdhac. Garyaqaanka waxuu kalo u sheegay safaradaa Kenya madadeed in ay jiraan dacwad fara badan oo kuwan la mid ah ay qabaan siyaasiyiin ka soo jeeda beesha Hawiye oo ka soo jeeda beesha Mudullood, gaar ahaan Abgaalka sida Waceyslaha iyo Wacbuudhanka oo iyagu ku doodaya in soo xulistii xubnaha baarlamaanka ee ay ogolaadeen IGAD ay ahayd mid aan caddaalad ku saleyneyn. Sida darted waxuu Garyaqaanka ku talinaye in Xulashada Xildhibaanada dib u habeeyn lagu sameeyo inta ee fashilmin. Dr. Xuseen Bood, Prof. Farah Amed Omar ( Farax Qare) iyo Maxamed Axmed Rooble (Liisho) dib loogu yeero si loogu soo celiyo xilka si cadaalo daradda looga wareejiye. Marka Caddeey
|
|
||||||||||||||||||
|
|
|||||||||||||||||||