|
    
4.5
Shaping Somalia's Destiny
"The
Mbagathi Parliament"
Parliament is a Forum where
all Somali can make their voices heard through their representatives.

Qaybsiga
Xubnaha Baarlamaanka lagu soo dhisay Mbagathi, Kenya ee Beelaha Digil &
Mirifle
Magacyada
xildhibaanada Digil iyo Mirifle
Dabarre
1. Xuseen Maxamed Shiikh
Xuusen
2. Xasan Macallin Xuseen
3. Madoobe Nuunow Maxamed
Garre
1. Cabdi Kaafi Macallin
Xasan
2. Ismaaciil Cabdi Maxamed
3. Ibraahin Isaaq Ceymow
Jiiddo
1. Saalim Caliyow Ibrow
2. Axmed Cabdi Cumar
3. Caasha Cabdi Shiikh
Tunni
1. Eng. Munye Siciid Cumar
2. Mukhtaar Munye Bishaar
3. Maxamed Nuuraani Bakar
Shanta Caleemood
1. Cali Shiikh Maxamed Nuur
2. Isaaq Maxamuud Maxamed
3. Macallin Maxamuud Maxamed Jiis
Geledi
1. Xuseen Cusmaan Xuseen
2. Muno Ibraahin Abiikar
Begedi
1. Dr. Khaalid Cumar Cali
2. Avv. Axmed Ibraahin Maxamed
Hadamo
1. Shiikh Aadan Maxamed
Nuur (Sh. Aadan Madoobe)
2. Yuusuf Maxamed Kheyr
3. C/llaahi Aadan Axmed (Black)
4. Sareedo Maxamed Cabdalla
Geledle
1. Shiikh Nuur Cali Aadan
2. C/llaahi Cabdi Garruun
3. Luul Cabdi Aadan
Luwaay
1. Jen. Muumin Ibraahin
Isaaq
2. C/llaahi Aadan Cali Shalaayte
3. Shiikh Aadan Shiikh Maxamed Deer
Jilible
1. Cabdalla Deerow Isaaq
2. Maxamed Xuseen Isaaq
Hubeer
1. Macallin Nuur Xasan
2. Maxamuud Cabdi Xasan (Jugoos)
Yantaar
1. Xasan Cabdi Nuur (Albera)
2. Ibraahin Xuseen Cali
Gasar Gude
1. Amiin Axmed Sh. C/raxmaan
Eylo
1. Cali Aadan Xuseen (Eylow)
Gabaaweyn
1. Cusmaan Liibaan Ibraahin
Harin
1. Col. Xasan Maxamed Nuur
(Shaati gaduud)
2. Xasan Maxamed Idiris
3. Ibraahin C/nuur
Leysaan
1. Maxamed Ibraahin Maxamed
(Xaabsade)
2. Ibraahin Aadan Xasan (Kiish)
3. Maxamed Cusmaan Isaaq (Fanax)
Eelaay
1. Ibraahin C/llaahi
Cusmaan Garabey
2. Cabdi Xaaji Yariis
3. Fowsiyo Maxamed Shiikh Xasan
Jiroon
1. Axmed Maxamed Cabdi (Taaw)
2. Shariif Saafi Rooble
Macallin Weyne
1. Ibraahin Maxamed Isaaq (Ibrow)
2. C/qaadir Aadan Jibaar
Asharaaf
1. Shariif Saalax Maxamed
Cali
2. Shariif Xasan Shiikh Aadan
Disow
1. Isaaq Maxamed Nuur
Eemad
1. C/qaadir Shiikh Maxamed
Nuur
Qoomaal
1. Maxamed Mursal Barrow
Garawle
1. Ibraahin Isaaq Yarow
Reer Dumaal
1. Faadumo Shiikh Nuurow
Heledi
1. Cusmaan Mukhtaar Maxamed
Herow
1. Shiikh Aadan Macallin
Isaaq
Wanjeel
1. Aamino Maxamed Mursal

Waxgaradka
beesha Barbaare oo cabasho ka soo saaray xubinta beeshaasi ee baarlamaanka
Muqdisho
Anagoo ku hadleyna magaca
waxgaradka & qeybaha kala duwan ee beesha 7-da Barbaare kana tirsan 5-ta
caleemood, kana mid ah mas’uuliyiinta degmada Walaweyn waxaan halkan ugu
cadeyneynaa guddiga fududeynta shirka dib u heshiisiinta Kenya & wakiilada
beesha caalamka in shirka Kenya lagu dulmay beesha 7-da Barbaare taasoo
arrimaheeda aan loo madaxbaneyn, laguna farageliyey, waxaana tusaale u ah in
nabadoonkii beeshaasi & musharaxii beeshaasi lagu bedelay qof aaney beeshu
dooran una qalmin xilka muga weyn ee beeshaasi kaga soo aaday awood qeybsiga
baarlamaanka, isla markaasina aanan aheyn nin mutacalin ah oo meteli karin
arrimaha beesha, iyadoo cadaalad-darradaasina horay loogu sameeyey beelaha
qaarkood.
Waxgaradka qoraalka cabashada na
soo gaarsiiyey ee ku hadlayey magaca beesha 7-da Barbaare waxey qoraalkooda ku
xuseen in arrimahan cadaalad darrada ah ay Soomaaliya u horseedi karaan kuwa la
mid ah dagaaladii sokeeye ee dalka horay uga dhacay, sidaa daraadeed uma aragno
shirka Mbagathi mar haddii uu qaabkaasi ku socdo mid mira dhal ah, waxaana soo
jeedineynaa in la joojiyo cadaalad darrada & boobka, Soomaaliduna aysan
waxba ugu hagaageyn calaad darro qaranimadeedana aysan sidaa ku imaaneyn.
Warsaxaafadeedkaasi waxaa ku
saxiixnaa waxgaradka & masuuliyiinta kala ah Suldaan Saleemaan Iikow Cabdi,
Caaqil Kuulow Axmed, Dr. Max’ed Yarow Max’ed, Axmed Sheekh Cali Max’ed,
Xasan Xuseen Xasan, Ibraahim Huudow Axmed, Khaliif Max’ed Abiikar & xubno
kale.
Cabdishakuur Cilmi Xasan ,Dayniile
Muqdisho
Shaxda qaabka
beelaha Digil iyo Mirifle wax u qeeybsadeen,qabiiladda ilaa juffo hoosaadka.
Beelaha digil iyo mirifle oo noqday qabiilkii ugu horreeyay ee
si khilaaf la,aan ah u gudbistay magacyadda beel hoosaadyadda qaybsigii
baarlamaanka.ayaa wax u qeeybsaday sidaan.
Marka hore aan u kala qaado Digil iyo Mirifle oo aan soo qaato
Mirifle oo isagana wejigiisa labaad u sii kala baxayo sagaal iyo sideed hadabba
aan ku hormarro sagaal.
Sagaal waxaa ay u
qeeybsadeen sidaan=
1-hadamo…………..
4 xubnood
2-geledle ………..3 xubnood
3-luwaay ………. 3 xubnood
4-jilible ……….. 2 xubnood
5-yeentaar ……….. 2xubnood
6-hubaar ………… 2xubnood
7-Gawaaweyn ……1xubin
8-Gasaargude ….1xubin
9_Eeyle…… …. 1xubin
tiradaan ay heshay sagaal ayaa tirro guud ah 19 xubnood hasse ahaatee bal aan
sii eegno sideed tirradda uu isagana helay iyo qaabka uu u kala qaatay.
Beelaha sideed waxay wax u qeeybsadeen sidaan=
1-Eelaay
……………3xubnood
2-Xariin …………..3xubnood
3-Leeysaan …………3 xubnood
4-Afar boqol hore….. 3- xubnood
5- Jiroon …………… 2xubnood
6-Macalin weyne……..2xubnood
7-Garwaale ……………1xubin
8-Reer dumaa……………1xubin
9-Asharaaf…………………2xubnood
10-Waanjeel………………..1 xubin
11-Haraaw…………………..1 xubin
12-Helede…………………….1 xubin
tiradaan ayaa guud ahaan isku noqoneeyso 23 xubnood oo soo gaartay beelaha
sideed ee Mirifle .
isu geeyn guud marka la xisaabiyo tiradda baarlamaanka ay ka
heleen Mirifle waxaa ay noqoneeysaa 42 xubnood balse aan eegno 19ka xubnood ee u
soo hartay beelaha DIGIL.
Digil
Dabare………….. 3
xubnood
Jiido………………3 xubnood
Garre……………..3 xubnood
Tunni ……………3 xubnood
Shanta caleemood…3xubnood
Geledi……………..2xubnood
Begedi---------------2 xubnood sidaasna waxaa ay dhamaan tirro guud ku
noqonayaan 61 xubnood waxaana lagu wadaa inay saacadaha soo socdo soo bandhigaan
magacyadda xubnaha sida rasmigga ah ugu matali doono baarlamaanka kuwaas oo laga
sii tilmaami karo,Korneyl Xasan Max,ed Nuur shaatigaduud,Sheekh Adan
Madoobe,,Max,ed Ibraahim Xaabsade,Jeneral Muumin Ibrahim Isaaq,Cawil
Axmed,Shariif Saalax,cabdalla Deeroow Isaaq,kiishbuur, marka la eego sidda ay
horyaal ugu yihiin digil iyo mirifle.
W/Q Dahir Abdulle Alasow,Nairobi kenya
Asoj@hotmail.com
Somali_journalists@yahoo.com
BEESHA DIGIL IYO MIRIFLE
DABARRE
1. Xuseen Maxamed Shiikh Xuusen
2. Xasan Macallin Xuseen
3. Madoobe Nuunow Maxamed
GARRE
1. Cabdi Kaafi Macallin Xasan
2. Ismaaciil Cabdi Maxamed
3. Ibraahin Isaaq Ceymow
JIIDDO
1. Saalim Caliyow Ibrow
2. Axmed Cabdi Cumar
3. Caasha Cabdi Shiikh
TUNNI
1. Eng. Munye Siciid Cumar
2. Mukhtaar Munye Bishaar
3. Maxamed Nuuraani Bakar
SHANTA
CALEEMOOD
1. Cali Shiikh Maxamed Nuur
2. Isaaq Maxamuud Maxamed
3. Macallin Maxamuud Maxamed Jiis
GELEDI
1. Xuseen Cusmaan Xuseen
2. Muno Ibraahin Abiikar
BEGEDI
1. Dr. Khaalid Cumar Cali
2. Avv. Axmed Ibraahin Maxamed
HADAMO
1. Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Sh. Aadan Madoobe)
2. Yuusuf Maxamed Kheyr
3. C/llaahi Aadan Axmed (Black)
4. Sareedo Maxamed Cabdalla
GELEDLE
1. Shiikh Nuur Cali Aadan
2. C/llaahi Cabdi Garruun
3. Luul Cabdi Aadan
LUWAAY
1. Jen. Muumin Ibraahin Isaaq
2. C/llaahi Aadan Cali Shalaayte
3. Shiikh Aadan Shiikh Maxamed Deer
JILIBLE
1. Cabdalla Deerow Isaaq
2. Maxamed Xuseen Isaaq
HUBEER
1. Macallin Nuur Xasan
2. Maxamuud Cabdi Xasan (Jugoos)
YANTAAR
1. Xasan Cabdi Nuur (Albera)
2. Ibraahin Xuseen Cali
GASAR GUDE
1. Amiin Axmed Sh. C/raxmaan
EYLO
1. Cali Aadan Xuseen (Eylow)
GABAAWEYN
1. Cusmaan Liibaan Ibraahin
HARIIN
1. Col. Xasan Maxamed Nuur (Shaati gaduud)
2. Xasan Maxamed Idiris
3. Ibraahin C/nuur
LEYSAAN
1. Maxamed Ibraahin Maxamed (Xaabsade)
2. Ibraahin Aadan Xasan (Kiish)
3. Maxamed Cusmaan Isaaq (Fanax)
EELAAY
1. Ibraahin C/llaahi Cusmaan Garabey
2. Cabdi Xaaji Yariis
3. Fowsiyo Maxamed Shiikh Xasan
JIROON
1. Axmed Maxamed Cabdi (Taaw)
2. Shariif Saafi Rooble
MACALLIN WEYNE
1. Ibraahin Maxamed Isaaq (Ibrow)
2. C/qaadir Aadan Jibaar
SHARAAF
1. Shariif Saalax Maxamed Cali
2. Shariif Xasan Shiikh Aadan
DISOW
1. Isaaq Maxamed Nuur
EEMAD
1. C/qaadir Shiikh Maxamed Nuur
QOOMAAL
1. Maxamed Mursal Barrow
GARAWLE
1. Ibraahin Isaaq Yarow
REER DUMAAL
1. Faadumo Shiikh Nuurow
HELEDI
1. Cusmaan Mukhtaar Maxamed
HEROW
1. Shiikh Aadan Macallin Isaaq
WANJEEL
1. Aamino Maxamed Mursal
1-
Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen
2- Madoobe Nuunow Maxamed
3- Xasan Macallin Xuseen
4- C/Kaafi Macallin Xasan
5- Ismaaciil Cabdi Maxamed
6- Ibraahim Isaaq Caymooy
7- Saalim Caliyow Ibrow
8- Axmed Cabdi Cumar
9- Caasha Cabdi Sheekh
10- Ing. Munye Saciid Cumar
11- Maxamed Nuuraani Bakar
12- Muqtaar Munye Bashiir
13- Macallin Maxamuud Maxamed (Jiis)
14- Cali Sheekh Maxamed Nuur
15- Isaaq Maxamuud Maxamed
16- Xuseen Cusmaan Xuseen
17- Muna Maxamed Abiikar
18- Dr. Qaalid Cumar Cali
19- Avv. Axmed Imraahim Maxamed
20- Sheekh Aadan Madoobe
21- C/llaahi Aadan Axmed (Black)
22- Sareedo Maxamed Cabdalla
23- Yuusuf Maxamed Kheyr
24- Luul Cabdi Aadan
25- C/llaahi Cabdi Garuun
26- Sheekh Nuur Cali Aadan
27- Jan. Muumin Ibraahim Isaaq
28- Sheekh Aadan Sh. Maxamed
29- C/llaahi Aadan Cali (Shaleyte)
30- Cabdalla Deerow Isaaq
31- Maxamed Xuseen Isaaq
32-
Maxamuud Cabdi Xasan
33- Macallin Nuur Xasan
34- Xasan Nuur Aadan (Albera)
35- Ibraahim Xuseen Cali Saalax
36- Amiin Axmed Sh. C/raxmaan
37- Ugaas Cusmaan Libaax
38- Cali Aadan Xuseen (Eylow)
39- Xasan Maxamed Nuur (Shaargaduud)
40- Xasan Maxamed Idiris
41- Ibraahim Cabdi Nuur
42- Maxamed Ibraahim Xaabsade
43- Ibraahim Aadan Kiish Buur
44- Maxamed Cusmaan Isaaq
45- Cabdi Xaaji Yariis
46- Ibraahim C/llaahi Cusmaan (Garabey)
47- Fowsiyo Maxamed Sh. Xasan
48- Axmed Maxamed Cabdi
49- Shariif Saafi Rooble
50- Ibraahim Maxamed Isaaq
51- C/qaadir Aadan Jibaar
52- Shariif Saalax Maxamed Cali
53- Shariif Xasan Sh. Aadan
54- Isaaq Maxamed Nuur Disow
55- C/qaadir Sh. Maxamed Nuur
56- Maxamed Mursal Barow
57- Ibraahim Isaaq Yarow
58- Faaduma Sh. Nuurow
59- Cusmaan Muqtaar Maxamed
60- Sheekh Aadan Macallin Isaaq
61- Aamina Maxamed Mursal
|