4.5  Shaping Somalia's Destiny  

"The Mbagathi Parliament"

Parliament is a Forum where all Somali can make their voices heard through their representatives.

    

Qaybsiga Xubnaha Baarlamaanka lagu soo dhisay Mbagathi, Kenya ee Beelaha Isaaq

 

Isaaq 28 Xubnood

Garxajis (Habar Yoonis + Ciidagale).........................10 

Habar Awal........................................................................6 

Habar-je'lo.........................................................................6

Arab....................................................................................6

                                                                   Total............. 28

Magacyada xildhibaanada Isaaq 

Garxajis (Habar Yoonis + Ciidagale).........................10 

1. Ismael Mohamoud Hurreh (Buubaa)
2. Yusuf Hassan Ibrahim (Yusuf-Dheeg)
3. Hassan Omer Hussein
4. Yusuf Abdillahi Kahin (Yusuf-Gaydh)
5. Abdalla Boos Ahmed
6. Farah Ismail Hussein
7. Ahmed Mohamed Suleiman (Shiraa’)
8. Ismail Hassan Jama
9. Ahmed Abdirahman Abaade
10. Zahra Abdulqadir Abdirahman

Habar Awal........................................................................6 

1. Hassan Ismail Bileh
2. Abdi Hashi Abdillahi
3. Abdalla Haji Ali Ahmed
4. Hussein Abdisalam Mohamed
5. Mohamed Warsame Ali
6. Ahmed Ise Awaleh

Habar-je'lo.........................................................................6

1. Dr. Mohamoud Abdillahi Jama (Sifir)
2. Ismail Hassan Mohamoud (Timir)
3. Mohamed Abdi Hayir (Maareeye)
4. Mohamed Ali Bilal
5. Ali Mohamed Abdi
6. Suri Deria Arab

Arab....................................................................................6

1. Ahmed Abdillahi Jama (Daakir)
2. Khadar Bihi Alin
3. Jamal Hassan Ismail
4. Mohamed Abdi Awad
5. Fadumo Hassan Yusuf
Tolje’leh
6. Mohamed Isman Bulbul

 

Beesha Isaaq oo Caawa soo saaray Liis ay ku qoran yihiin Xildhibaanadii Beeshaasi uga mid noqonaya Dowladda Cusub

Beesha Isaaq ayaa Caawa soo saaray Liis ay ku qoran yihiin Xildhibaanadii Beeshaasi uga mid noqonaya Dowladda Cusub ee la filayo in Kenya looga dhawaaqo Mar dhaw. Sida uu Caawa Saxaafadda u xaqiijiyey Musharaxa Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) oo ka tirsan Beeshaasi

Isaaq MPs in the Federal Transitional Parliament

Garhajis:
1. Ismael Mohamoud Hurreh (Buubaa)
2. Yusuf Hassan Ibrahim (Yusuf-Dheeg)
3. Hassan Omer Hussein
4. Yusuf Abdillahi Kahin (Yusuf-Gaydh)
5. Abdalla Boos Ahmed
6. Farah Ismail Hussein
7. Ahmed Mohamed Suleiman (Shiraa’)
8. Ismail Hassan Jama
9. Ahmed Abdirahman Abaade
10. Zahra Abdulqadir Abdirahman

Habar-je’lo

11. Dr. Mohamoud Abdillahi Jama (Sifir)
12. Ismail Hassan Mohamoud (Timir)
13. Mohamed Abdi Hayir (Maareeye)
14. Mohamed Ali Bilal
15. Ali Mohamed Abdi
16. Suri Deria Arab

Habar_Awal

17. Hassan Ismail Bileh
18. Abdi Hashi Abdillahi
19. Abdalla Haji Ali Ahmed
20. Hussein Abdisalam Mohamed
21. Mohamed Warsame Ali
22. Ahmed Ise Awaleh

Arab

23. Ahmed Abdillahi Jama (Daakir)
24. Khadar Bihi Alin
25. Jamal Hassan Ismail
26. Mohamed Abdi Awad
27. Fadumo Hassan Yusuf
Tolje’leh
28. Mohamed Isman Bulbul


Sida uu Xaqiijiyey Mr. Buubaa ma jiraan wax khilaaf ah oo ka taagan Liiskaan ay soo saareen Beesha Isaaq, Mr, Buubaa ayaa sheegay inuu Jen. Jaamac Maxamed Qaalib (Jaamac Yare) uu ka cudur daartay in lagu daro Liiskaasi Xildhibaanada.

Maryan Max`ud (Qalanjo)
Hiiraan Online
Nairobi Kenya

_______________

 _______________

_______________

_______________