![]() |
|||
|
4.5 Shaping Somalia's Destiny "The Mbagathi Parliament" Parliament is a Forum where all Somali can make their voices heard through their representatives.
Qaybsiga Xubnaha Baarlamaanka lagu soo dhisay Mbagathi, Kenya ee Beelaha Samaroon Cali (Gadabuursi) iyo Ciise
Magacyada xildhibaanada Gadabuursi 1- Xuseen Caylaawe Faahiye 2- Jaamac C/laahi Coofle 3- Cabdow Faarax Maax 4- Feysal Cumar Guuleed 5- C/kariim Cige Guuleed 6- C/raxmaan Ismaan Dirir 7- Axmed C/laahi Cosoobe 8- Muuse Xirsi Faahiye 9- Hal Gaba Magacyada xildhibaanada Ciise 1. Maxamed C/llaahi Kaahin 2. Cusmaan Cilmi Boqorre 3. Maxamed Cali Xagaa 4. Cabdi Cumar Axmed 5. Maxamed Cali Daahiye 6. Axmed Cusmaan Jibriil 7. Seynab Maxamed Caamir 8. Sakariye Xuseen Aarre
BEELAHA SOOMAALIDA OO WELI MASHQUUL KU AH GUDBINTA MAGACYDA BAARLAMANKA.(Liiska ay Shalay Gudbiyeen Beesha Gudabiirsi)
Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya oo martigelisay Shirka Soomaalida ayaa sheegaya in beelaha soomaalida ay weli mashquul ku yihiin qaabkii ay u gudbin lahaayan xubnaha Baarlamanka oo la filayo in Kutubka la mariyo 21 bishan, waxayna wararka sheegayan in Beesha GUDABIIRSI ay gudbiyeen Liiska Magacyada Xubnaha baarlamanka, waxaana ka mid ah.Igad ayaa maalin walba waxau qaabilaysaa 5 Liis oo hal beel ka wada socda kuwaas oo wada doonaya in loo wada dhaariyo Baarlamaanka, taasoo Soomaalida ka dhigaysa dad wada jacayl Xukunka iyo maamulka.
|
|
||||||||||||
|
|
|||||||||||||