4.5  Shaping Somalia's Destiny  

"The Mbagathi Parliament"

Parliament is a Forum where all Somali can make their voices heard through their representatives.

    

Qaybsiga Xubnaha Baarlamaanka lagu soo dhisay Mbagathi, Kenya ee Beelaha Harti (Harti Koombe Kablalax Daarood)

 

Harti 27 Xubnood

Majeerteen.............................12 

Dhulbahante...........................8

Warsangeli..............................5

Dashiishe................................2

                            Total...........27

Magacyada xildhibaanada Harti 

 

Majeerteen.............................12 

1- Col C/llaahi Yuusuf Axmad (Cumar Maxamuud, Reer Mahad)

2- Col Jaamac Cali Jamac (Cusmaan Maxamuud)

3-  Xasan Abshir Faarax (Ciise Maxamuud)

4- Cabdi Cabdulle Jinni Boqor (Cusmaan Maxamuud)

5- Aadan Maxamad Cali (Sabaqroon)

6- Maxamuud Axmad Kulmiye"kulalihi"

7- Mire Xaaji Faarax

8- Maxamad Diiriye Cali

9- Maxamad Axmad kullan

10- Xasan Axmad jaamc"Daafeedoow"

11- Islaan Maxamad C/llaahi Xiddig

12- Xirsi Bulxan (Ciise Maxamuud)

 

Dhulbahante...........................8

1- Daahir Xaaji Khaliif

2- Cali Baashi Xaaji Maxamuud

3- Axmad Maxamuud Goonle

4- Cali Axmad Jaamac

5- C/raxmaan Xaaji Ismaaciil

6- Ibraahim Maxamad Deeq

7- Maxamuud Cali Shire

8- Deeqo Col- ujoog

 

Warsangeli..............................5

1.Cawad Axmed Casharo

2. Caasha Axmed Cabdalla.

3. Jen.C/raxmaan Max'uud Cali Bayr

4 .C/raxmaan Jaamac Cabdalla

5. Siciid Xasan Shire

 

Dashiishe................................2

1.Siciid Maxamed Raage.

2. Cabdullaahi Bile Nuur

 

 

Beesha Harti oo qeybsatay xubnihii Baarlamaanka

Burtinle-Online: Arbaco, August 18 2004:  War deg deg ah oo iminka naga soo gaaray magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Beesha Harti ku guuleysatay qeybsashada xubnaha uga soo aaday Baarlamaanka Federaalka KMG ee dhowaan lagu dhaarin doono magaalada Nairobi.

Beesha Harti oo heshay 27 xubnood ayaa mudaba ku muransaneyd qaabka loo qeybinayo xubnaha Baarlamaanka iyo cida xaq u yeelaneysa magacaabida xubnaha Baarlamaanka.

Beelaha Majeerteen iyo Dhulbahante ee ay kala hogaamiyaan Col. Cabdullaahi Yuusuf iyo Dr.Cali Khaliif Galeydh ayuu ismari waaga ugu xoogan u dhaxeeyay iyadoo ay beel kasta dooneysay in ay hesho xubno ka badan inta loo qorsheeyay.

Ugu dambeynse maanta ayey beelahaasi ku guuleysteen in ay qeybsadaan xubnaha 27ka ah ee kusoo aaday isla markaana beel kasta magacawday xubnaha uga mid noqonaya Baarlamaanka FKMG.

Beelaha ayaa la sheegay in ay si gooni gooni ah liisaska xubnaha Baarlamaanka u geeyeen xafiiska Gudiga Fududeynta ee IGAD iyadoo uu Beesha Dhulbahante wakiil ka ahaa Dr.Cali Khaliif Galeydh halka Beesha Majeerteena ay wakiil ka ahaayeen Col.Cabdulaahi Yusuf iyo Xassan Abshir Faarax.

Beelaha Warsangeli iyo Dishiishe ayaa iyaguna IGAD u gudbiyay xubnaha kusoo aaday.

Qaabka loo qeybiyay Xubnihii Beesha Harti:

Beesha Majeerteen............12  Xubnood

Beesha Dhulbahante..........8    Xubnood

Beesha Warsangeli.............5   Xubnood

Beesha Dashiishe..............2   Xubnood


Beesha Harti ayaa kamid aheyd beelaha ugu dambeeyay ee laga sugayey in ay soo gudbiyaan xubnaha uga mid noqonaya Baarlamaanka FKMG, waxaana la rajeynayaa in beelaha weli ku muransan qaabka ay wax u qeybsadeen ay xal ka gaaraan murankooda dhowrka maalmood ee soo socda.

Gudiga IGAD ee maamulaya shirka dib u heshiisiinta ayaa horay u cadeeyay in maalinta Sabtiga ee soo socota la dhaarin doono Gollaha Baarlamaanka Federaalka Kumeel Gaarka ee Soomaaliya.

Mohamud Yusuf Garre
Burtinle-Online
 
Magacyada Xildhibaanada lagu dhaariyay Nairobi

Burtinle-Online
Isniin, August 30 2004  

Beesha Majeerteen

1.Cabdullaahi Yuusuf Axmed
2.Maxamed Diiriye Cali
3.Xasan Abshir Faarax
4.Xirsi Bulxan Faarax
5.Jaamac Cali Jaamac
6.Cabdi Cabdulle Siciid(Jinni Boqor)
7.Islaan Maxamed Cabdulle Xidig
8.Mire Xaaji Faarax
9.Maxamed Axmed (Kulalihi)
10.Xasan Axmed Jaamac (Daafeedoow)
11.Aadan Maxamed Cali
12.Maxamed Axmed Kulan

Beesha Warsangali

1.Cawad Axmed Casharo
2.Caasha Axmed Cabdalla.
3.Jen.C/raxmaan Max'uud Cali Bayr
4.C/raxmaan Jaamac Cabdalla
5.Siciid Xasan Shire

Beesha Dhulbahante

1.Deeqo Colujoog.
2.Axmed Maxamed Goonle.
3.Cali Baashi Xaaji Maxamuud.
4.Daahir Xaaji Khaliif.
5.Cali Axmed Jaamac Jangali
6.Ibraahim Maxamed Deeq.
7.C/raxmaan Xaaji Ismaaciil.
8.Maxamed Cali Shire

Beesha Dashiishe

1.Siciid Maxamed Raage.
2.Cabdullaahi Bile Nuur

Beesha Mareexaan

1. Barre Adan Shire-Reer Kooshin
2. Maxamuud Sayid Adan-Reer Xasan
3. Cabdirisaq Isaaq Biixi-Reer Siyaad
4. Jaamac Guure Qodobeey-Wagardhac
5. Axmed Warsame Maxamed-Celi
6. Xuseen Cadaawe-Howraarsame
7. Maxamed Maxamuud Indha Geele-Reer Xasan
8. Cumar Sheekh Xuseen-Talxe
9. Nuur Mataan Cabdi-Habaryacquub
10.Xasan Cabdi Xiiray(Deer_-Reer Axmed
11. Yusuf Maxamed Cabdulqadir (Kaanti)-Cali Dheere
12. Axmed Maxamed Samatar (Ardooy)-Uur Midig
13. C/Raxman Diiriye Saayuun-Reer Ugaas Sharmarke
14. Maxmed Xaashi Gaani-Reer Dalal

Beesha Leelkase

1.Cali Ismaaciil Cabdi Giir
2.Cabdullaahi Axmed Cabdulle (Azhari)
3.Cali Muumin Ismaaciil(Feeraweyne)
4.Zakariya Maxamuud Xaaji
5.Xiddo Faarax Cabdi

Beesha Meheri Ismaaciil (Carab Saalax)

1.Cabdullaahi Cali Cumar
2.Maxamuud Maxamed Xasan
3.Faarax Xasan Maxamed

Nooma aysan suurta gelin in aan helno magacyada mudanayaasha Beesha Xawaadle, balse dib ayaan idiinkaga soo gudbin doonaa, haduu Allaah qadaro.

Isha warka: SBConline.net Gedonet.com

Burtinle-Online
 
Wasiirada Cabdullaahi Yusuf iyo Qabaa'ilka ay kasoo jeedaan
Sabti, July 17 2004   

Wasiirada C/laahi Yusuf:

1. Barkhad Cali Saalax Wasiirka Diinta iyo Awqaafta

....... [Dishiishe / Harti]

2. Danjirea Maxamed Xasan Tafadal Wasiirka Iskaashiga Calamiga ah iyo
qorshaytna

....... [Warsangeli / Harti ]

3. Axmed Maxamuud Xaabsada Wasirika Arrimaha Gudaha iyo Dadweyneha iyo DDR

........ [Dhulbahante / Harti]

4. Cali Cabdi Awaare Wasiirka D/ha hoose

......[Cismaan Mahamuud - Majeerteen / Harti]

5. C/laahi Cabraxmaan Cali Cayrow Wasiirka Maaliyada

.....[Ciise Maxamuud - Majeerteen / Harti]

6. Siciid Jaamac Cali (Qoorsheel) Wasiirka S. Shaqaalaha Dh.

.....[Warsangeli / Harti ]

7. C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole Wasiirka Adeegyada Bulshada.

.....[ Ciise Maxamuud - Majeerteen / Harti]

8. Ismaaciil Shire Jaamac Buraale, wasiirka Kaluumaysiga D. iyo Gaadiidka
Badda.

.....[Cali Saleebaan - Majeerteen / Harti]

9. Maxamed Xagar Dirir Wasiirka Xanaanada Xoolaha Beeraha & Deegaanka.

.....[Dhulbahante / Harti ]

10. C/risaaq Yaasiin C/lle Geesood, Wasiirka Warfaafinta dhaqanka,
Isgaarsiinta iyo Wacyigelinta dadweynaha.

.....[Leelkase / Tanade Daarood]

11. Axmed Maxamed Cigaal, Wasiirka H/Guud Gaadiidka.

.....[Cumar Maxamuud - Majeerteen / Harti ]

12. C/nuur Cilmi Maxamuud Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha.

.....[Dhulbahante / Harti ]

13. C/raxmaan Siciid Gacamey ( wasiiru-dawlaha Madaxtooyada )

.....[Ugaarsaleebaan - Majeerteen / Harti ]

14. Warsame Cabdi Shirwac, Wasiirudawlaha Arrimaha Amniga.

.....[Reer Biciid Yahan - Majeerteen / Harti ]

Wasiiro-kuxigeeno.

1. Warsame Aadan Guuleed, Hawlaha Guud.

.....[Cali Jibraahiil - Majeerteen / Harti ]

2. Axmed Xuseen Yuusuf, Xanaanada Xoolaha.

.....[Reer Maxamuud - Majeerteen / Harti ]

3. Cali Axmed Gamuute, Adeegyada Bulshada.

.....[Ugaarsaleebaan - Majeerteen / Harti ]

4. Xasan Yuusuf Xaaji Ismaaciil, adeegyada Bulshada.

.....[Dhulbahante / Harti]

5. Maxamed Siciid Shabeel, Shaqada iyo shaqaalaha.

.....[Dishiishe / Harti]

6. C/qaadir Geelle Maxamed Kalluumaysiga.

.....[Awartable / Yusuf Daarood ]

7. C/risaaq Xareed Ismaaciil Maaliyadda.

.....[Cali Jibraahiil - Majeerteen / Harti ]

8. Caydaruus Cismaan Yuusuf, Iskaashiga Caalamiga ah.

.....[Cismaan Maxamuud - Majeerteen / Harti ]

9. Daahir Aadan Ismaaciil. ( Kali ) Arrimaha Gudaha.

.....[Carab Salaax / Meheri Ismaaciil]

10. C/rishiid Alloore, Wasiir-kuxigeenka Ganacsiga,

.....[Cismaan Maxamuud - Majeerteen / Harti ]

11. Saleebaan Cabdi Diiriye, Diinta iyo Awqaafta,

.....[Dhulbahante / Harti ]

12. Ibraahim Cartan Ismaaciil, ( Xaaji Bakiin ) Warfaafinta.

.....[Cali Saleebaan - Majeerteen / Harti ]

13. Axmed Aadan Carab ( D/ hoose )

.....[Dhulbahante / Harti ]

Guddoomiyayaasha Gobolada

1. Maxamed Warsame Yare ( Jabhad ) Gudoomiyaha G/Mudug.

.....[Cumar Maxamuud - Reer Xirsi - Majeerteen / Harti ]

2. Yuusuf Maxamed Wacays ( Dhedo ) Guddoomiyaha Gobolka Bareda (Ex- Bari).

.....[Cali Saleebaan - Majeerteen / Harti ]

3. Cabdicasiis Diiriye Xuseen ( Baahane ) Guddoomiyaha Gobolka Nugaal.

.....[Ciise Maxamuud - Majeerteen / Harti ]

Taliyaasha Ciidamada Puntland.

1. G/lle Sare C/laahi Jaamac Geyre, Taliyaha Ciidan D. Puntland

.....[Cumar Maxamuud - Reer Mahad - Majeerteen / Harti ]

2. G/lle Sare C/laahi Cali Mire ( lataliyaha Madaxweynaha xagga ciidanka
Daraawiishta.

.....[Cumar Maxamuud - Reer Mahad - Majeerteen / Harti ]

3. G/lle Sare Nuur salad Muuse Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland.

.....[Ciise Maxamuud - Majeerteen / Harti ]

4. G/lle Sare C/risaaq Maxamuud Yuusuf ( Afguduud ) Lataliye-Taliska
Booliska.

.....[Cabdirixiin Jibraahiil - Majeerteen / Harti ]
 

Note: C/risaaq Shiino
Isha warka: Horseednet.com

QAABKII AY BEELAHA DAAROODKA U QEYBSAN JIREEN BAARLAMANADII 1960-69-200 OO LA SOO SAARAY

Shirar hooseed u socdey beelaha Harti ,Geri ,Cabdi Koonbe iyo Ciise Daarood oo ku saabsanaa wixii ay ka yeeli lahaayeen qaab qaybintii ay soo saareen Guddiga Xallinta Khilaafaadku 27/7/2004 ,taasoo ay u arkeen inaanay ahayn mid si caddaalad ah u dhacday ayaa waxay ugu Dambayntii soo saareen shalay 30/7/2004 mowqif midaysan oo ay u kala direen Madaxda Dawladaha ku bahoobey urur goboleedka IGAD,Guddiga Wasiirada Fududaynta IGAD iyo deeq bixiyayaasha IPFta , kaas oo ka hadlayay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin qaabkii Baarlamanadii Soomaaliya Beelaha Daaroodka u qeybsan jireen.

Ugu horrayn waxay qoraalkooda ku xuseen In Dawlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya ay ku nool yihiin beelaha kor ku xusan badankoodu taasoo dhidibada loo taagey 1998dii ayna ka danbaysey ku dhawaaqisteedu ka dib markii lagu guulaysan waayey muddo sideed sano iyo bar ah in dalka loo sameeyo dawlad dhexe oo soo celisa kala danbayntii iyo amnigii , mana aha ayay yiraahdeen mid ka go'day Soomaaliya inteeda kale balse waa mid u samaysantay in la helo nabadgelyo ka jirta gobollada hoos yimaada maamulkaas inta laga helayo dawlad Soomaaliyeed oo Federaal ah oo hanan karta dhammaan ammaanka iyo nabad gelyada geyiga Soomaaliyeed.

Qoraalkooda waxaan ku sheegan in ay ka xun yihiin qaabkii ay wax u qaybiyeen Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo ay faragelin iyo amarsiin toos ah ku sameeyeen xubno ka tirsan Guddiga Fududaynta IGAD iyo gacno kale oo shisheeye oo aan danaynayn in shirka dib u heshiisiinta Soomaalidu uu najaxo oo ay ka soo baxdo dawlad loo dhan yahay,iyagoo muujiyay sida ay uga xun yihiin in tiradhimis lagu sameeyey xubnihii ay Beesha Harti iyo Koonbe ku lahaayeen xubnihii saddexdii baarlamaan ee hore ee dalka Soomaaliya oo u dhigmay 23.6% xubnaha baarlamaanka ee dalka iyo weliba kii Carta oo uga dambeeyay qeybtii ay ka heleen beelaha Harti,

Waxayna qoraalkooda ku soo bandhigeen shax ay ku muujinayaan qaybihii xubnihii baarlamaanka ee saddexdii baarlamaan ee hore iyo kii shirkii Carta kaasoo u qaabaysnaa sidaan, iyadoo shaxdaas u muuqata mid ay beesha Harti qeybta uga badan aya qaadanaysa.

A)- Baarlamaankii 1960 oo ahaa 123 Xubnood
waxaa loo kala helay sidaan
1- Harti
2- Absame
3- Mareexaan
4- Leelkase
5- Awrtable
28 Xubnood
07 Xubnood
03 Xubnood
01 Xubin
00
Isugeyn guud 39 Xubnood
B)- Baarlamaankii 1964 oo ahaa 123 Xubnood
waxaa loo kala helay sidaan
1- Harti
2- Absame
3- Mareexaan
4- Leelkase
5- Awrtable
28 Xubnood
08 Xubnood
06 Xubnood
00
01 Xubin
Isugeyn guud 42 Xubnood
C)- Baarlamaankii 1969kii oo ahaa 123 Xubnood
waxaa loo kala helay sidaan
1- Harti
2- Absame
3- Mareexaan
4- Leelkase
5- Awrtable
29 Xubnood
08 Xubnood
05 Xubnood
00
00
Isugeyn guud 41 Xubnood
D)- Baarlamaankii Carta ee sannadkii 2000
waxaa loo kala helay sidaan
1- Harti
2- Absame
3- Mareexaan
4- Leelkase
5- Awrtable
32 Xubnood
11 Xubnood
11 Xubnood
03 Xubnood
03 Xubnood
Isugeyn guud 60 Xubnood

Waxay ku sheegeen qoraalkooda in sida ka muuqata shaxda kore ay tilmaamayso in Hartigu uu ku lahaa kuraasta xubnaha baarlamaanada Boqolkiiba:

-1959- 60 28 Xubnood oo u dhigma 71 % ee qaybta Daarood.

-1964 - 28 Xubnood oo u dhigma 66 % ee qaybta Daarood.

-1969 29 Xubnood oo u dhigma 70 % ee qaybta Daarood.

-2000 ( Shirkii Carta oo aysan helin xubnihii ay xaqa u lahaayeen oo noqon lahaa 56 xubnood waxaa lagu soo koobay 32 xubnood oo u dhiganta 53 % ee qaybta Daarood),waxayna kaga codsadeen qoraalkooda Wasiirada Fududaynta IGAD iyo IPFta inay dib u saxaan qaladaadkii ku yimid hab qaybtii ay soo bandhigeen Guddiga Xallinta Khilaafaadku si looga badbaadiyo shirka dib u dhac ama inuu gebi ahaanba burburo, waxaana qoraalkan soo diyaariyay Guddiga Farsamada ee Beesha Harti , Koonbe, iyo Ciise Daarood sida la sheegay.

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com
Midnimo Information Center
Xafiiska Midnimo ee Muqdisho wararka@midnimo.com

_______________

 _______________

_______________

_______________