4.5  Shaping Somalia's Destiny  

"The Mbagathi Parliament"

Parliament is a Forum where all Somali can make their voices heard through their representatives.

    

Qaybsiga Xubnaha Baarlamaanka lagu soo dhisay Mbagathi, Kenya ee Beelaha Habargedir

 

Habargedir 12 Xubnood

Sacad.....................................3 

Cayr........................................3 

Saleebaan.............................3

Saruur....................................3

 

Magacyada xildhibaanada Habargedir 

Sacad.....................................3 

1- Xuseen Maxamed Caydiid (Sacad)

2- Cusmaan Xasan Cali "Caato" (Sacad) 

3- Axmed Ducaale Geele "Xaaf" (Sacad)

Cayr........................................3 

1-Yuusuf Mire Seeraar (Cayr)

2- Xasan dhimbil Warsame (Cayr)

3- Maxamuud Salaad Nuur (Cayr)  

Saleebaan.............................3

1- Maxamed Maxamuud Guuleed "Gacmadheere (Saleebaan)

2- Maxamed Jaamac Fuxux (Saleebaan)     

3- Caasho Xaaji Cilmi (Saleebaan)

Saruur....................................3

1- Maxamed Axmed Rooble "Liishe" (Saruur)

2- Maxamed Jaamac Nageeye (Saruur)

3- Inj Xirsi Aadan Rooble (Saruur)  

 

MAGACYADA XUBNAHA BAARLAMANKA BEESHA HABARGIDIR
(IGAD Liiskee ayay qaadan doontaa?)

Beesha H/gidir oo ka mid ah beelaha Hawiye ayaa gudbisay Liisas qaarkood qaylo laga daba qaylinayo, kuwa is feer feer socda iyo Liis aan qaylo ka dhex jirin, hadaba waxay 12 xubnood ay ka heleen Baarlamaanka u kala qeybsadeen sida.

Magacyada Beesha Habargidir ee Baarlamaanka

A- Beesha Cayr

A- Liis kale ee Beesha Cayr

1- Cali Xaashi Baraale
2- Xasan dhimbil Warsame
3- Maxamuud Salaad Nuur

1- Yuusuf Mire Seeraar
2- Xuseen Shidane
3- Inj Naaleeye

B- Beesha Xaaji Suleymaan

B- Liis kale ee Beesha Suleymaan

1- Maxamed Maxamuud Gacma dheere
2- C/Rashiid C/llaahi Maxamuud
3- Mahad Nuur Ganey
4- Caasho Xaaji Cilmi.

1- Maxamud Gacma Dheere
2- Maxamed Jaamac Furux
3- Cali Calas Qaarey
4- Caasho Xaaji Cilmi.

C- Beesha Saruur

D- Beesha Sacad

1- Maxamed Axmed Liishe
2- M.Jaamac Nageeye

1- Cusmaan Xasan Cali Caato
2- Xuseen Maxamed Caydiid
3- Axmed Ducaale Geelle (Xaaf)

Beesha Cayr iyo beesha Suleymaan ayaa laba liis u kala gudbiyay IGAD

Liisaskan la gudbiyay ayaa la filayaa in Guddiga Fududeynta Farsmada ee Igad ay qaatan mid ay u arkaan inuu jiro oo odayaasha soo saareen, iyadoo lagu wado in maanta Igad soo dhajiso darbiyaha Hoteelada ay degan yihiin ergada Soomaaliyed, iyadoo isla maantaba sida uu qorshaha uu yahay la dhaarin doona Xildhibaanada.

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com
Midnimo Information Center

 

HABARGIDI

Saleebaan
      1. Maxamed Maxamuud Guuleed Gacma-dheere
      2. Maxamed Jaamac Furux
      3. Cali Calas Qaarey
      4. Caasho Xaaji Cilmi

Sacad
      5. Xuseen Maxamed Caydiid
      6. Cusmaan Xasan Cali (Caato)
      7. Axmed Ducaale Geelle (Xaaf)

Cayr
      8. Yuusuf Mire Maxamuud (Seeraar)
      9. Xasan Dhimbil Warsame
      10. Maxamuud Salaad Nuur

Saruur
      11. Maxamed Shiikh Negeeye
      12. Inj. Xirsi Aadan Rooble


HobyoNet

_______________

 _______________

_______________

_______________