4.5  Shaping Somalia's Destiny  

"The Mbagathi Parliament"

Parliament is a Forum where all Somali can make their voices heard through their representatives.

    

Qaybsiga Xubnaha Baarlamaanka lagu soo dhisay Mbagathi, Kenya ee Bahweynta Mudulood

 

Mudulood 15 Xubnood

Harti Abgaal...............................4 

Wacbuudhan ............................4

Waceysle ...................................3

Ujeejeen......................................3 

Wacdaan.....................................1

Hillibi............................................0

Moobleen....................................0

Magacyada xildhibaanada Mudulood

Harti Abgaal..................................4 

1- Maxamed Cumar Xabeb  (Maxamed dhere) [Warsangelli] 
2- Salaad Cali Jeelle [Agoon Yare]
3- Hilowle Iimaan Cumar [Abeekar]
4- Maxamed sheekh Gabyow ( Avv. Gabyoow) [Cabdalla Aaroone]

Wacbuudhan ..............................4

1- Xaaji Muuse Suudi [Daa'ud]
2- Cumar Maxamud Maxamed Filish [Daa'ud]
3- Xuseen Carraale Caddaan [Daa'ud]
4- Muuse Cali Cumar [Cabdulle Galmaax]

Waceysle.....................................3

1- Cabdullaahi Geedi Shadoor
2- Cabdullaahi Axmed Afrax
3- Ibraahim sheekh Cali (Ibraahim Jeebbo)

Ujeejeen......................................3 

1- Inj. Maxamed Xuseen Caddow
2- Inj. Xuseen Cabdi Wade
3- Prof. Cusmaan Xaaji Maxamuud Dufle

Wacdaan.....................................1

1- Col. Cumar Islow Maxamed

 

    

BEESHA MUDDULOOD OO QEYBSATAY KURAASTII BAARLAMANKA

Shirar is daba joog ah oo hogaamiyaasha beesha Mudduloodka ku yeeshan dalka Kenya Hoteelada ku yaalo ayaa uga dambeyntii waxay soo Saareen qaabka Jufo kasta oo beesha Mudduloodka loogu qeybiyay xubnaha Baarlamanka, iyadoo ay isku afgarteen in 15 xubnood qaabkan u kala qaatan.

Beesha Mudulood oo qeysatay kuraastii baarlamaanka
Jufada
Tirada
1- Harti Abgaal
2- Wacbuudhan
3- Waceysle
4- Ujeejeen
5- Wacdaan
4 Kursi
4 Kursi
3 Kursi
3 Kursi
1 Kursi

Beesha Moobleen ayaa waxaa la sheegay in wax kasta oo ka soo baxa dowlada cusub la siin doona ayna wax ka weysay Kuraasta Baarlamanka sida ay sheegan hogaamiyaasha beesha mudduloodka kala ah Maxamed Cumar Xabeeb (M. Dheere), Cumar Finish, Muuse Suudi iyo Hilowle Imaam Cumar, waxaa kaloo warqadan Saxiixay Imaam Maxamuud Imaam Cumar, waxaana la filayaa in ay gudbiyaan Magacyada Xubnaha Baarlamanka.

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com
Midnimo Information Center

BEESHA MUDDULLOOD OO MAANTA GUDBISAY
MAGACYADII XUBNAHA BAARLAMAANKA

Maxamed Muxiyaddiin Cali - Nairobi, Kenya

Hoggaamiyayaasha beesha Muddulood oo ay la socdeen xubno ka tirsan kuwa dhaqanka ayaa maanta Guddiga farsamada IGAD u gudbiyey liis ay ku qoran yihiin xubnihii beeshaas uga midka noqon lahaa golaha baarlamaanka.

Liiska la gudbiyey maanta ayaa waxaa beelaha Muddullood Magacyadii ku qornaa ay kala ahaayeen

Magacyada xildhibaanda Beesha Mudulood ee IGAD loo gudbiyay
Magaca
Jufada

1- Maxamed Cumar Xabeb  (Maxamed dhere) [Warsangelli] 
2- Salaad Cali Jeelle [Agoon Yare]
3- Hilowle Iimaan Cumar [Abeekar]
4- Maxamed sheekh Gabyow ( Avv. Dabyoow) [Cabdalla Aaroone]

Harti Abgaal

1- Xaaji Muuse Suudi [Daa'ud]
2- Cumar Maxamud Maxamed Filish [Daa'ud]
3- Xuseen Carraale Caddaan [Daa'ud]
4- Muuse Cali Cumar [Cabdulle Galmaax]

Wacbuudhan
1- Cabdullaahi Geeddi Shadeer
2- Cabdullaahi Axmed Afrax
3- Ibraahim sheekh Cali (Ibraahim Jeebbo)
Waceeysle

1- Inj. Maxamed Xuseen Caddow
2- Xuseen Cabdi Wade
3- Cusmaan Xaaji Maxamuud Dufle

Ciise Mudulood
1- Cumar Islow Maxamed
Wacdaan

Maxamed Muxiyaddiin Cali - Nairobi, Kenya

Maxamed Muxiyaddiin Cali - mmne

_______________

 _______________

_______________

_______________